Jump to content

User:Abdirahen Mohammed

From Wikipedia, the free encyclopedia

Afgaab Muuse waa Qabiil ka mid H qabilka isaaq kasii ah Habar Awal, Ah Curadkii uu ku curtay C/raxman Subeer oo ah Habar Awal. Degaanado badan oo ka mid ah Somaliland ayaay daggan Sida Awdal, Maroodi Jeex, Saaxil iyo Togdheer. Gar ahaan Degganada Hargeysa, Borama, Gabilay, Tog-wajaale iyo Arabasiyo sidoo kale Hawd ka Salaxlay way dagan Degganka ugu wayne ay dagan waa Carro Malko oo gabilay koonfur kaga tosan iyo Tuur Canood oo gabilay Waqoyi kaga tosan. Daggaladii SNM waxa ka mid ahaa Mujahidiintii ka qayb qatay Ee ugu cadcadayd ee Beesha Afgaab Muse kasoo jeda tusale: 1. Maxamuud Sabban 2. Cabdi Sabban 3. Wali Maxamed 4. Abiib Xassan 5. Abiib ismacil Sidoo kale waxa jira Mujahidiin Badan oo ku geryooday oo dagalka qayb laxaad leh ka qatay iyo qar kalo badan.